Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharaxa Xisbiga Demoqoraadiga Joe Biden oo soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka muddo xileedkii Obama ayaa ku guulaystay madaxtinimada dalkaas, kaddib maalmo ay natiijada codadka ee gobollada Maraykanka ku loolamayeen Madaxweyanaha waqtigiisu dhammaaday ee Donald Trump.

Sida odoroska Warbaahinta Caalamka ay sameysay uu muujinayo Joe Biden ayaa codadka ergada gole-doorasho ee loo yaqaan Electoral Collage ka helay 290, halka Trump uu helay 214, balse Biden ayaa u baahnaa 270-cod oo kali ah.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Dhinaca kale codadka ay dhiibteen shacabka Maraykanka ayuu Joe Biden oo 78-jir ah ka helay in ka badan 74-milyan oo cod, halka Trump oo xisbiga Jamhuuriga ah uu helay ilaa 70-milyan oo cod.

Telefeshinnada waawayn ee Maraykanka sida CNN iyo Fox News ayaa baahiyey guusha Joe Biden iyo dabbaal dagyada ay samaynayaan taageerayaashiisa, sidoo kalena taareegayaasha Trump ayaa ka carooday sida ay wax u dhacayaan, waxaana la arkayey ciidamo hubaysan oo hortaagan, si ay u ilaaliyaan xasiloonida iyo kala dambaynta.

Gudiga Federaalka ee doorashooyinka Mareykanka (Federal Election Commission) ayaa laga sugayaa natiijada kama dambaysta ah ee doorashada.

Trump oo maalayey Maraykanka 4-tii sano ee ugu dambaysay ayaa lagu dhaleeceeyey siyaasadiisa ad adag ee ku wajahan dadka madawga ah iyo dalalka Islaamka, waxaana taasi ay sababtay in doorashadii dhacday 3-dii bishan looga adkaado.

Biden ayaa Aqalka cad u wareegi doona dhawaan, waxaana uu xilka la wareegi doona bisha January ee sanadka soo socda.

Previous Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo daahfuray wejiga labaad ee la dagaallanka Ayaxa “SAWIRRO”

Next Post

Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Joe Biden iyo Kamala Harris

Next Post
Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Joe Biden iyo Kamala Harris

Madaxda caalamka oo u hambalyeeyay Joe Biden iyo Kamala Harris

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In