Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay inuusan awood uheynin saameynta roobka ka da’ay Caasimada+Sawiiro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay inuusan awood uheynin saameynta roobka ka da’ay Caasimada+Sawiiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay in dowladda hoose ee Xamar aysan ku filneen xal u helida saameynta ka dhalatay Roobabka ka da’ay Caasimadda.

Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Salaax Cumar (saalax dheere) oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowladda hoose aysan awoodeeda ku filneen xaalada ka dhalatay saameynta roobabka isdaba jooga ah ee ka da’ay caasimada waxaana shacabka Soomaaliyeed.dowladda dhexe iyo beesha caalamka ugu baaqay inay ka qeyb-qaataan sidii wax looga qaban lahaa xaalada ka dhalatay.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Saalax Cumar afhayeen maamulka gobolka banaadir waxaa uu sheegay in bankiga aduunka uu dowladda hoose u balan qaaday 37 milyan oo lagu kabayo dib u-dhiska goobaha biyo mareenada si loo furo goobahii xirmay waxaana maamulka gobolka banaadir uu ka qabanayo inta awooda uu leeyahay.

sidoo afhayeen gobolka banaadir ayaa sheegay in roobabka ay da’ayeen sagaal bilood oo xiriiri ah isla markaana aan loo helin furad wax lagu qaban karo marka laga reebo afartan iyo shan cesho ee uusan roob da’in waxaana uu sababay in culeys uu ku noqday goobihii biyo fariinsinka ahaa ee hore loo sameeyay.

“Roobka waxaa uu caasimada ka da’ayaa ilaa iyo sagaal bilood oo xiriir ah marka laga reebo afartan iyo shan cesho ee uusan roob da’in hase ahaatee waxa uu saameyn xoogga ku yeeshay dhammaan gaabihii biyo mareenada caasimada, kuwii hore loo dayactiray iyo kuwii kaleba.

Tags: Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay inuusan awood uheynin saameynta roobka ka da’ay Caasimada.
Previous Post

Wasiir Bayle oo khudbad ka jeediyay Shir looga hadlayay dhaqaalaha Dalka+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In