Thursday, August 14, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka amniga oo ku guuleystay xalinta colaad ka taagneed xadka kala qeybiya gobollada Mudug iyo Galgaduud”SAWIRRO”

admin by admin
November 21, 2020
in Wararka
0
Ciidanka amniga oo ku guuleystay xalinta colaad  ka taagneed xadka kala qeybiya gobollada Mudug iyo Galgaduud”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidamada amniga qaranka gaar ahaan ciidamada boliiska iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku guuleeystay xalinta xiisad colaadeed maalmihii u danbeeyay ka jirtay deegaannada Baxdo-gaabo iyo wanakiir oo ku yaalla xadka kala qeybiya gobollada Mudug iyo Galguduud, kuwaas oo ka dhashay muran ku aaddan baraago iyo bacaha biyaha lagu keydiyo

Ciidamada ammaanka iyo mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa gabi ahaanba aasay baraagihii iyo biyo keydiyaashii kale ee muranku ka jiray. Qaar ka mid odayaasha deegaanadaasi ayaa ka mahad celiyay tallaabooyinka uu qaaday maamulka Galmudug, iyagoo xusay in ay tahay tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah

August 14, 2025
Saddex ka tirsanaa Khawaarijta oo saaka lagu fuliyay xukun dil ah

Saddex ka tirsanaa Khawaarijta oo saaka lagu fuliyay xukun dil ah

August 14, 2025

Taliyaha qeybta boliiska gobalka Mudug gaashaanle dhexe Qaasim Shirdoon Cali ayaa tilmaamay kaalinta ciidanka booliiska fadaraalka ee ka howlgala magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado ay ka geysteen xalinta xaaladaha kasoo cusboonaaday deegaanadasi, isagoo sheegay in is afgarad wanaagsan laga gaaray arrintaan.

Guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada baarlamaanka Galmudug xildhibaan Yoonis Maxamed Shaare ayaa ka mahad celiyay dadaalka ciidamda amniga qaranku ay uga qeyb qaateen xalinta xaaladaha ka jiray deegaannada Baxdo gaabo iyo Wana kiir.

Previous Post

Midowga afrika ayaa ergo u magacaabay xalinta colaada itoobiya ka aloosan

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xerada ciidanka guutada 5-aad ee xoogga dalka”SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xerada ciidanka guutada 5-aad ee xoogga dalka”SAWIRRO”

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xerada ciidanka guutada 5-aad ee xoogga dalka"SAWIRRO"

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah

August 14, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-nidaamiyaha shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise...

Saddex ka tirsanaa Khawaarijta oo saaka lagu fuliyay xukun dil ah

Saddex ka tirsanaa Khawaarijta oo saaka lagu fuliyay xukun dil ah

August 14, 2025
0

Waxaa saakay aroortii hore ayaa lagu fuliyay xukun dil ah oo toogasho ah tiirka cadaaladda ee magaalada Muqdisho, kadib markii...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la qaatay ururka Garsooreyaasha Bariga Afrika 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la qaatay ururka Garsooreyaasha Bariga Afrika 

August 14, 2025
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo qaar kamid ah hoggaanka sare ee hay’adaha garsoorka dalka, ayaa...

R/W Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika

R/W Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika

August 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdi Rashid Xaaji Cabdi, oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In