Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ujeedkiisu ahaa sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay Duufaantii Gati oo la qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Kulan ujeedkiisu ahaa sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay Duufaantii Gati oo la qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ujeedkiisu ahaa sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay Duufaantii Gati ee ku dhufatay Gobolka Bari oo khasaaro weyn gaarsiisay dadka Gobolka Bari.

Kulankan ayaa waxa ka soo qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Bari Mudane Axmed Cali Cabdulaahi Ciro Iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane Ahmed xaaji Maxamud.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Hayaddaha UNCHR Iyo DRC oo iska kaashanaya taakulaynta dadka Roobabkii da’ay ku waayey Guriyihii iyo xoolihii ay haysteen iyadoo ay caawin doonaan Dhammaan dadka ay saameeysay Duufaantii ku dhufatay Gobolka Bari.

Guddoomiye Cabdisamad Abwaan ayaa ugu mahadceliyey UNCHR Iyo DRC kulankan waxa uuna ku aamanay shaqada adag ay ka hayaan Gobolka iyadoo lagu jiro xalaad dag-dag ah oo loogu gurmanayo dadka uu saameyey Robabkii da’ay iyo Duufaantii ku dhufatay Qaybo ka mid ah Deegaanada Iyo Degmooyinka Gobolka Bari.

Previous Post

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa Muqdisho ku qabatay Tababar ku saabsanaa Xoojinta Dadaalada ka Hortagga Askareynta Caruurta.

Next Post

Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya

Next Post
Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya

Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In