Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo kormeeray xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee Wasaaradda.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo kormeeray xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee Wasaaradda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee wasaaradda Wabarashada oo ay ka socotay howlo muhiim u ah horumarinta waxbarashada dalka.
Waxaa wasiirka kormeerka ku wehliyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada Mudane Axmed Xasan Yuusuf.
Agaasimaha imtixaanada iyo shahaadooyinka Axmed Daahir Maxamed (Axmed Suryare) ayaa wasiirka waxbihin ka siiyay howlaha ka socda Xarunta imtixaanadka iyo shahaadooyinka oo ay ugu horeyso bixinta Shahaadooyinka Dugasiga Sare iyo tasdiiqinta ama dhameystirka shahaadada Jaamacaddaha.
Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta oo kulan la qaatay xubno ka socday Jaamacadaha Dalka.

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In