Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ICC oo joojisay gal dacwadeed ka dhan ahaa ciidanka UK

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ICC oo joojisay gal dacwadeed ka dhan ahaa ciidanka UK
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhaca ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain oo ย lagu eedeeyay in Ciraaq ka geysteen dambiyo dagaal, balse waxay sheegtay in ay heyso macluumaad tusaya in ciidanku galeen dambiyo halis ah.

Baaritaankan waligii ma noqon mid si buuxda loo eego xafiiska Fatou Bensouda waxaa uu ku soo af meeray maadaama madaxda Britishku baareen eedaha loo soo jeediyay.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

ICC ayaa fara gelisa kiisaska marka dowladda lagu eedeeyay xadgudubka ka baaqsato in ay baaritaan dhab ah ku sameysay eedaha.

Warbixinta dhammeystiran oo ka soo baxay xafiiska Bensouda ayaa lagu cadeeyay in ciidanka Birtishka 2003 dalka Ciraaq ka geysteen xadgudubyo ay kamid yihii dilka ugu yeraan todobo maxaabiis Ciraaqi ah iyadoo sidoo kale ciidanka geysteen jir-dil iyo kufsi.

โ€œBaaritaanka hor u dhaca ah waxa lagu ogaaday in ay jiraan sababo aas aasi ah oo la aamini karo taas oo ah in xubno ka tirsan ciidanka UK galeen dambiyo ka dhan ah shacab rayid ah ,โ€ ayaa lagu yiri qoraalka.

Hase yeeshee, UK waxay sameysay baaritaan waafi ah dambiyadaas lagu ogaanayo.

Bishii Juun, baaritaan madaxa banaan oo British ay ayaa baaray eedaha loo soo jeediyya ciidanka UK ka dib markii ay heleen kumanaan cabasho oo arrintaas ku saabsan dhammaan kiisaskaas waa la baaray marka laga reebo hal kiis.

Go’aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC ย cadaadis kala kulantayย  Washington ka dib markii ayy furtay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka Mareykanka Afghanistan ka geystay xadgudubyada.

Maamulka madaxweyne Trump ayaa sanadkan Bensouda ku soo rogay xayiraad ku aadan dal ku galka Mareykanka.

Previous Post

Tanzania wasiir akhrin waayay dhaarta dastuuriga oo xilka laga qaaday.

Next Post

AMISOM oo agab Sport ugu deeqday wasaaradda dhallinyarada Jubaland +Sawirro

Next Post
AMISOM oo agab Sport ugu deeqday wasaaradda dhallinyarada Jubaland +Sawirro

AMISOM oo agab Sport ugu deeqday wasaaradda dhallinyarada Jubaland +Sawirro

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In