Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumaandooska Soomaaliya oo duqeyn ku dilay 10 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Kumaandooska Soomaaliya oo duqeyn ku dilay 10 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu farsameeyo islamrkaana lagu kaydiyo oo ku taalay nawaaxiga Jilib
ee Soomaaliya. Qiimayn hordhac ah ee la sameeyey ayaa tibaaxaysa in duqeynta lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan mintidiinta Alshabaab.

Warshadan ayaa caan ku ahayd soosaairidda qaraxyada ismiidaaminta ee ay
Alshabaab qaraxyada ku gaystaan. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka
Mareykanka ee AFRIKOM ayaa had iyo jeer qaada tallaabooyin wax ku ool ah oo looga
taxadarayo waxyeello soo gaadha shacabka inta lagu gudajiro la dagaalanka
Alshabaab, taasoo aad uga duwan falalka argagaxa leh ee Alshabaab si aan kala sooc
lahayn ula beegsan goobaha dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed ku badanyihiin.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Hogaanka Alshabaab ayaa si cad u sheegay in ay ka go’antahay duulamadooda aan
ku ekeyn Bariga Afrika ee ay waliba beegsanayaan Caalamka oo dhan, siiba Meelaha
uu Mareykanka kaga suganyahay dunida.

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykankuba way ka go’antahay la
dagaalanka Alshabaab iyo ururada xagjiriinta ee kale si loo badbaadiyo shacabka aan
waxba galabsan eel eh rag, dumar iyo carruur ee ku sugan Dalka Soomaaliya iyo
waddamada deriska.

Duqeyntan ayaa waxay Dowladda Soomaaliyeed ka taageereysaa ka takhalusidda
gaboodfalka Alshabaab iyo in mustaqbal ifaya loo helo dadka Soomaliyeed.

Previous Post

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la dhisi doono guddiga qaran ee xuquuqul insaanka +Sawirro

Next Post

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maal -gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS oo daahfuray Hindisaha Dhalinta ee Dalbile.

Next Post
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maal -gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS oo daahfuray Hindisaha Dhalinta ee Dalbile.

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maal -gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS oo daahfuray Hindisaha Dhalinta ee Dalbile.

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In