Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo tababar u soo xiray howl wadeenno kala duwan”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo tababar u soo xiray howl wadeenno kala duwan”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan socday muddo labo cisho ah oo magaalada Dhuusamareeb ay kaga qayb-galeen in ka badan 25 Wasaaradood Iyo shan hay’addood oo ka mid ah kuwa dowlada loogana dooday miisaaniyad sanadeedka 2021 oo Galmudug dooneyso in la kordhiyo daqliga soo galaya qasnada dowlada.

Muddadii kulankani socday ayay Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ku soo bandhigtay miisaaniyad sanadeedka 2021 oo Wasaarad walbaa ku biirisay talooyin la xiriira culeesyada heysta iyo qoondada celcelis ahaan loo qorsheeyay ee ku xusan  miisaaniyadda Sanadka cusub, sidoo kale Kulankan ayaa lagu siiyey ka qayb galayaasha tababar la xiriiray maamul wanaaga Maaliyadda oo koobayay dhamaan dhinacyada kala duwan ee Maaliyadda,Sidaa uu munaasabada xiritaanka ka sheegay Wasiirka Maaliyadda Galmudug.

Related posts

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo Kulankan soo Agaasintey ayaa ku howlan dardar galinta iyo sare u qaadida hannaanka Maaliyadda Galmudug iyadoo loo marayo hab ku dhisan isla xisaabtan koobaya howlaha socda, waxaana madashan laga shaaciyey in Mudadii koobneyd ee xukuumadani jirtay ay kordhay daqliga guddaha iyo deeqaha ka yimid wadamada caalamka.

yimid wadamada caalamka.

Previous Post

Wasaaradda Howlaha Guud oo kulan latashi ah oo ku aadan sharciga dhulka la yeelatay Golaha deegaanka Xudur “SAWIRRO”

Next Post

Xidigaha Xulka Galmudug oo afka ciidda u daray dhigooda Hirshabeelle

Next Post
Ciyaartii furitaanka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo lagu kala adkaan waayay “SAWIRRO”

Xidigaha Xulka Galmudug oo afka ciidda u daray dhigooda Hirshabeelle

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In