Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Wasaaradda Difaaca Itoobiya oo soo bandhigtay liiska saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay dileen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Afrika, Wararka
0
Wasaaradda Difaaca Itoobiya oo soo bandhigtay liiska saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay dileen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Brig. General Tesfaye

Wasaraadda difaaca Itoobiya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay sheegeen in ay ku dileen dagaalka gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya .

Taliyaha howlgalada ciidanka Itoobiya Brig.Generaal Tesfaye Ayalew, ayaa sheegay in madax iyo ciidan badan oo ka tirsan TPLF ay isdhiibeen, balse kuwii diiday in ay isdhiibaan la burburiyay oo cagta la mariyay.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026

Saraakiisha la dilay ee ka tirsanaa TPLF waxa Wasaaradu ku sheegtay in ay yihiin

* Col. Yemane Gebremichael

* Col. Alem Gebremedhin

* Col. Biniam Gebremedhin

* Col. Ambaye

* Col. Masho

* Col. Yirga Seyoum

* Col. Hadush

* Col. Atsebha

* Col. Tesfaye Gebremedhin

* Col. Yohannes Kalayou

* Col. Tekleggziabher

* Lt Col. Berhane

Sidoo kale waxaa Taliyaha howlgalka ciidanka Itoobiya uu sheegay in ay qabteen oo nolol ay ku hayaan Mulu Gebregziabher  oo ah Wasiiru dowlihii hore Itoobiya ee gaadiidka.

Brig. General Tesfaye wuxuu tilmaamay in ay ku raad joogaan madaxda iyo saraakiisha kale oo TPLF oo uu sheegay in ay ku dhuumanayaan goobaha cibaadada iyo godad.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Xulka Gobolka Banaadir kala qeyb galay farxadda dabaal degga guusha ay gaareen “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Khaliif Haashim

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Khaliif Haashim

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Khaliif Haashim

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In