Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amiirka Qatar oo saddex sanno kaddib ka qeyb ah heshiis ay gaareen waddamada Khaliijka

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Amiirka Qatar oo saddex sanno kaddib ka qeyb ah heshiis ay gaareen waddamada Khaliijka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana  markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad.

Shirka waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen wadamada Khaliijka kuwaas oo soo afjaray khilaafaadkii  dhexdooda ka jiray seddexdii sano ee lasoo dhaafay.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Dowladahaan ayaa ku heshiiyay dhowr qodob oo ay ugu muhiimsanyihiin:

1-   Xoojinta iyo iskaashiga military ee ka dhaxeeya waddamada Khaliijka Carabta si loo ilaaliyo amniga waddamadaan iyo gobalka.

2-   Ilaalinta ujeedooyinka sare ee u dhigan golaha iskaashiga waddamada khaliijka iyo sidii looga shaqayn lahaa mideynta dhaqaalaha iyo siyaasadda

3-   Meel marinta aragtidii boqorka Sacuudiga, boqor Salmaan bin C/casiis ee golaha waddamadaan anxixiyay 2015-kii, iyo sidii loo dhamaystiri lahaa  mideynta waaxaha dhaqaalaha, difaaca iyo siyaasadda dibadda.

4-   Dardargelinta Xarunta ka hortagga iyo xakamaynta cudurada iyo ka wada shaqaynta sidii looga hor tegi lahaa cudurka karoona iyo cudurada kale ee safmareenka ah.

5-   Dhamaystiria mideynta suuqa dhaqaalaha ee waddamada khliijka iyo dhisidda shabakad tareen.

6-   Xoojinta nidaamka hufan ee dowladnimada iyo la dagaalanka masuq maasuqa.

7-   Kobcinta kaalinta waddamada khaliijka ay ku leeyihiin gobalka iyo guud ahaan caalamka.

8-   Soo celinta iyo xoojinta xiriirkii walaaltinimo ee ka dhaxeeyay shacuubta waddamada khaliijka

Previous Post

Itoobiya oo sheegtay in ay dayactireyso masjidka Najashi oo burbur soo gaaray

Next Post

Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

Next Post
Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In