Thursday, July 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Qeybta 2aad dhismaha Bulaacad Casri ah “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Qeybta 2aad dhismaha Bulaacad Casri ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha Bulaacad Casri ah oo uu maamulka gobolka Banaadir ka hirgaliyay inta isku xirta isgooska Km4 ilaa dekada Qalalan ee magaalada Muqdisho waxaana xarig jarka goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Faarax Cabdi Diini.

“Waxaan maanta unimid in aan xariga ka jarnno Qeybtii 2aad ee  bulaacadaan oo aan hubo in ay si weyn ugu baahantahay magaalada Muqdisho, wadadaan u dhaxeysa afisiyooni iyo 21 October waxaa qul-quli jiray biyaha musqulaha oo dadka waddada jayga ah maraya ay dhibaato weyn ku qabeen waxaan ku guuleysanay in aan biyaha wasaqda ah xalino”.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Fulinta mashruucan oo ay baahi u weyn u qabeen bulshada Caasimadda ayaa qeyb muhiim ah ka qaadan doonto xal u helida saameenta uu roob ka u geysto bilicda iyo isku socodka magaalada.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha bulaacaddaan uusan kaafin Karin dhammaan xaafadaha magaalada, balse looga hortagayo biyaha roobka marka uu da’o fariista  waddooyinka magaalada Muqdisho.

Duqa magaalada iyo mas’uuliyiinta kale ayaa sidoo kale kormeeray wajiga sedaxaad oo uu maamulka gobolka Banaadir ku doonayo in uu ku dhameestiro xal u helida biyo mareenkan si roobabka da’aya uusan u wax yeeleynin wadooyinka magaalada Muqdisho.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilaya Hoggaamiyaasha Xisbiyada “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda waxbarashada oo Howlo Nadaafadeed ka sameysay Xarunta Wasaaradda ee Zoope” SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda waxbarashada oo Howlo Nadaafadeed ka sameysay Xarunta Wasaaradda ee Zoope” SAWIRRO”

Wasaaradda waxbarashada oo Howlo Nadaafadeed ka sameysay Xarunta Wasaaradda ee Zoope” SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In