Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada oo maanta ridday xukun dil ah

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada oo maanta ridday xukun dil ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday,  sadex xarigle xoogga dalka, Cumar Muxudiin Maxamuud oo lagu heley in uu dilay, Allah u naxariistee, Cabdulaahi Maxamed Xasan Abow, dilkaas oo ka dhacay degmada Boondheere 20 bishii September, sanadkii hore ee 2020.

Xafiiska xeer ilaalinta ee maxkamadda ayaa kiiska soo baaray ka dibna u soo gudbiyay maxkamadda 21 bishii November isla sanadkaas.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Maxkamadda ayaa dhageysatay eedda loo heystay eedeysanaha bishii December ee ina dhaaftay, iyadoo qareenada difaacayay eedeysanaha fadhiga maxkamadda ku soo bandhigeen doodooda.

Maanta ayaana maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah, oo ah qisaasta qofkii uu dilay, sidoo kale maxkamadda waxaa ay sheegtay in muddo 30 cisho ah gudaheed uu qaadan karo racfaan.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay Xubin ka tirsan Golaha Sarre ee Dalka Suudaan.

Next Post

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley duqa Muqdisho +Sawirro

Next Post
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley duqa Muqdisho +Sawirro

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley duqa Muqdisho +Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In