Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka iyo Maamulka Galmudug oo soo dhoweeyay shirka ka furmaya Samareeb.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Shacabka iyo Maamulka Galmudug oo soo dhoweeyay shirka ka furmaya Samareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku nool Caasimadda Galmudug ee Samareeb ayaa soo dhoweeyey Shirka Dhowaan la filayo in lagu qabto Magaaladaas, kaas oo uu ku baaqay maaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shacabka oo aragtidooda ka dhiibtay shirkan ayaa xusay inuu yahay shir laga filayo in ay ka soo baxaan guulo la taaban karo lagu gaaro go’aan mideysan oo lagu wajaho doorashooyinka.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

Dhinaca kale waxaa iyana Shirka soo dhoweeyey Guulna ku tilmaamay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug oo Shirkaas Marti-galinays, waxa ayna ugu baaqeen Cid waliba oo tabasho qabta inay ka soo qeybgasho Madashaas.

Tan iyo Markii go’aankan uu ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Magaalada Samareeb waxaa laga dareemayaa diyaargarow iyo soo dhoweyn waxaana xusid mudan in Sanadkii tagay Magaalada lagu qabtay Shirar looga arrinsanayey Masiirka Dalka iyadoona kani noqanayo kii 4-aad ee Galmudug Martigaliso.

Previous Post

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo “Sawirro”

Next Post

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In