Friday, May 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha Danta Guud, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada dib loogu dhisayo xarumihii loogu adeegi jiray bulshada.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo ka hadlay muhiimadda barnaamijka Isxilqaan iyo sida ay ugu qeyb qaadanayaan xarumaha danta guud ayaa xusay inay aad ugu faraxsanyihiin in ay buuxiyaan kaltanka Wasaaradda uga soo aaday dib u dhiska xarumaha danta guud, waxaana ay barnaamijka ka fuliyeen xarunta Maktabadda Qaranka.
Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya Cabdi Casiis Ibraahim Aadan ayaa ka hadlay doorka shaqaalaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ay ka qaataan Isxilqaan
Wasiiru dowlaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomalaiya Cabdi Axmed Qaasim ayaa kula dardaarmay shaqaalaha rayidka dowladda Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan howlaha dib looga dhisayo dalka
Barnaamijka Isxilqaan ayaa waxaa horey loogu soo dhisay xarumo muhiim ah oo kuwa danta Guud, waxaana socda dadaallo dib loogu soo celinayo bilicdii ay caasimaddu lahayd.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Previous Post

Kulan looga hadlayay arrimaha Fatahaadda Wabiga Shabeelle oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Gen Maxamed Nuur Galaal Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Hore Ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Ku dhintay weerarka argagaxisada ee Hotelka Afrik

Next Post
Gen Maxamed Nuur Galaal Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Hore Ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Ku dhintay weerarka argagaxisada ee Hotelka Afrik

Gen Maxamed Nuur Galaal Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Hore Ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Ku dhintay weerarka argagaxisada ee Hotelka Afrik

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In