Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka haweenka iyo wafdiga balaaran oo maanta safar ku tagay Bardaale +sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka haweenka iyo wafdiga balaaran oo maanta safar ku tagay Bardaale +sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wefdi isugu jiro wasiiro, taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta safar ku tagay degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Wafdiga ayaa intii ay halkaas joogeen waxay tageen xerada lagu diyaarinayo ciidan loogo talagalay in ay argagaxisada la xoreeyaan deegaanada hoos yimaadda degmada.
Sidoo kale, wasiir Xaniifa iyo mas’uuliyiinta kale waxay kulan la yeesheen maamulka degmada iyo qeybaha bulshada ayagoo ka xog wareystay xaaladda guud ee degmada Bardaale.
Wasiirka Haweenka Soomaaliya wafdiga maanta ku wehliyay safarka Bardaale, waxaa kamid ahaa wasiirka Caddaaladda xukuumadda Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, mudane Cabdifitaax Qaasim, Xildhibaan Malaaq Dhaayow oo ka tirsan golaha shacabka iyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Janaraal Cabbaas Aamin Cali.
Wafdiga ayaa si nabad ah ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay safar shaqo oo ku tageen gobolka Baay.
Previous Post

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Samareeb “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Samareeb “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Samareeb “SAWIRRO”

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In