Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Puntland oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay gobolka Bari+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Puntland oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay gobolka Bari+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay degaanada Muguc iyo Ceel Onkod ee buuraha Cal Madow.

Hawlgalka oo ujeedkiisu ahaa sidii loo afjari lahaa  xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo miinooyin iyo qaraxyo ku aasa wadada isku xirta Sugure,Balikhadar iyo buuraha Galgala ee gobolka Bari.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir-Sanadeedka Gugga(Spring Meetings) oo Soomaaliya ay ka qayb gashay sanadkan

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir-Sanadeedka Gugga(Spring Meetings) oo Soomaaliya ay ka qayb gashay sanadkan

April 18, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

April 18, 2026

Howlgalka ayaa intii uu socday waxaa ciidanka u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan xubno lagu tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana howlgalka uu ku soo dhammaady guul.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ciidanka Puntland ay sameeyeen ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan gulufka ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka si deegaanada Puntland looga ciribtiro falalka argagixiso.

Previous Post

Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) oo hogaan cusub loo doortay.

Next Post

Nabad ka bidhaantay Janaale ka dib Jabkii Cadow Al-Shabaab+Sawirro

Next Post
Nabad ka bidhaantay Janaale ka dib Jabkii Cadow Al-Shabaab+Sawirro

Nabad ka bidhaantay Janaale ka dib Jabkii Cadow Al-Shabaab+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir-Sanadeedka Gugga(Spring Meetings) oo Soomaaliya ay ka qayb gashay sanadkan

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir-Sanadeedka Gugga(Spring Meetings) oo Soomaaliya ay ka qayb gashay sanadkan

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(WASHINGTON):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka Gugga(Spring Meetings)oo lagu qabtay magaalada Washington....

Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool degmada Raaga Ceelle...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In