Thursday, December 25, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khudbadda Wasiirka Xanaanada XoolahaDhirta Iyo Daaqa ee MunaasabaddaDaahfurka Tallaalka Cudurka SambabkaAriga Soomaalia

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaal & Marwooyin

Waxaa farxad weyn ii ah in aan manta daahfureyno tallaalka Cudurka Sambabka eeariga Soomaaliyeed oo muhiim u xoolodhaqatada, xoolo raacatada, ganacsatada iyoDhoofka Xoolaha, kobaca dhaqaalaha dalka, Shaqo Abuur Badan, sugnaanta cuntada iyonolosha dad badan oo Soomaaliyeed oo si toosiyo si dadbanba ugu tiirsan xoolaha. Howshaanwaxay Qayb ka ahayd  Howlaha 100ka Maalmood ee Waxqabadka XukuumaddaRa’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble eeHowlaha Wassaradda Xanaanada XoolahaDhirta Iyo Daaqa.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo sheegay abaaraha ka jira dalka iyo sameyn tooda.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo sheegay abaaraha ka jira dalka iyo sameyn tooda.

December 24, 2025
Warbixinta Seddexaad ee Dhaqaalaha Dalka oo la soo saaray.    

Warbixinta Seddexaad ee Dhaqaalaha Dalka oo la soo saaray.   

December 24, 2025

Sida aad la socotaanba Wasaaradda waxey kuguuleysatay in dib loo furo suuqii gudahaSacuudiga kaa kor u qaadayo baahida loo qabodhoofka xoolaha Soomaaliyeed islamarkaana ah suuqa ugu weyn suuqyada ay Soomaaliduxoolaha u dhoofiso sidaasi darteed ayeeymuhiim u tahay in aan kor u qaadnocaafimaadka iyo kobaca xoolaha Soomaaliyeed.

Mudanayaal & Marwooyin

Wasaaraddu waxey ku dadaaleysaa wax walbo oo kor u qaadayo tayada caafimaad iyo wax soosaar ee xoolaha Soomaaliyeed  si kor looguqaado dhaqaalaha dalka, looga hortago cuduradadadka iyo xoolaha isaga gudbo, islamarkaasina kor loogu qaado nolosha xoolo dhaqatada iyoree guuraaga oo runtii u baahan in si gaar ah loo siiyo ticgelin gaar ah iyo ka warqab.

Waxaan dhowaan la soo gabagbeeyayIstaraatiijiyadda Caafimaadka xoolaha oo runtiiwasaaradda diiradda ku saartay barnaamijyada hortabinta u leh caafimaadka Xoolaha, sidoo kale wasaaradda waxey dhameystirka habraacaMaxjarada dalka, sharciga hilibka, sharcigacaanaha iyo foomka xog ururinta cudurada ooruntii dhammaantood qeyb ka qaadanaayohawlaha hortabinta u leh sidii ay xoolaha ugaqeyb qaadan lahaayeen kobcinta waxsoosaarkaGudaha (GDP), u adkeysiga aafooyinka, horumarinmta nolosha xoola dhaqatada.

Mudanayaal iyo Marwooyin

Waa in aan xoojin islamarkaan kor u qaadnaaxirfadda dhaqaatiirta Xoolaha Soomaaliyeed, islamarkaana wasaaraddu waxey  qaadeysaatalaabooyinkii kor loogu qaadi lahaaislamrkaana tayadooda lagu dhisi lahaa ayadoou mareyso hababka casriga ah.

Ugu dambeyntii waxaa ula dardaarmayaadhaqaatiirta ka shaqeyneysa tallaalka in ay Alleugu baqaan xoolaha masaakiinta ah islamarkaana waa in aad gaarsiisaan adeegyadaloogu talagalay in ay helaan tallaal ku filan iyodaaweeyntii loo qoondeeyay ololahaan oomanta aan daahfureyno.

Waxaan u mahadcelinayaa hay’adahii iyodalalkii ka qeyb qaatay taageeridda tallaalkaSambabka ariga; sid USAID, DFID UK iyoFAO, sidoo kale waxaan u mahadcelinayaururda xirfadleyda Caafimaadka Xoolaha.

Haddana waxaan rabaa in aan ku dhawaaqo in Olalaha Tallaalka Sambabka Ariga uu si Rasmiah u furan yiahay.

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo daah-furay ololaha talaalka cudurka Sambabka Ariga “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeerey madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Next Post
Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeerey madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo sheegay abaaraha ka jira dalka iyo sameyn tooda.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo sheegay abaaraha ka jira dalka iyo sameyn tooda.

December 24, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...

Warbixinta Seddexaad ee Dhaqaalaha Dalka oo la soo saaray.    

Warbixinta Seddexaad ee Dhaqaalaha Dalka oo la soo saaray.   

December 24, 2025
0

La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...

Madaxweynaha KGS oo baaq ku aadan abaaraha u diray bulashada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha KGS oo baaq ku aadan abaaraha u diray bulashada Soomaaliyeed.

December 24, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay heegan buuxa oo la geliyay Gaadiidka Gurmadka Degdegga ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay heegan buuxa oo la geliyay Gaadiidka Gurmadka Degdegga ah.

December 24, 2025
0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In