Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shir muhiim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shir muhiim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee Zoom-ka, kaas oo ay ka qeybgalayeen Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Jesper Muller, sidoo kale waxaa ka qeybgalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Cabdi Kooshin ,waxaana diiradda lagu saarayย  ka hortagga askareynta carruurta ,

Wasiirka Difaaca ayaa tilmaamay in dowladdu ay dadaal galisay arimahaas, sidoo kale Wakiilada Qaramada Midoobay, UNICEF iyo UNSOMย ee Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku ammaaneen dadaallada ay galisay ka hortaggga askareynya carruurta iyo fulinta heshiisyada caalamiga ah ee hore Soomaaliya u saxiixday,

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Sido kale Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xusay dhowr tallaabo oo muhiim ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaaday ee ku aaddan hannaanka hirgelinta Qaraarkii UNSC ee 1612 (2005) oo ay ka mid tahay:-

  • Saxiixidda laba Qorshe Hawleed sanadkii 2012 ee kala ah joojinta qorista iyo adeegsiga iyo joojinta dilka iyo curyaaminta carruurta.
  • Bixinta Amarka Guud ee Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ee 21 Augosto 2017 si looga hortago qorista iyo adeegsiga carruurta iyo xadgudubyada kale ee waaweyn ee ka dhanka ah carruurta ee ay geystaan Ciidanka .
  • Saxiixidda Qorshaha hirgelinta qorshayaasha waxqabad ee lagu joojinayo qorista iyo adeegsiga iyo sidoo kale dilka iyo curyaaminta carruurta ee ay geysteen Ciidamadaย  sannadkii 2019-ka.

Masโ€™uuliyiintaย  Wasaaaradda Gaashaandhigga oo ka duulaya qodobka 29 aad ee Dastuurka KMG ee Soomaaliya ayay Wasaaradda dadaal Xooggan galisay ka hortagga iyo wacyi-galinta Askareynta carruurta.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo amartay in la xiro goobaha waxbarashada

Next Post

Shir looga hadlayay xakameynta COVID-19 oo garoonka Aadan Caddeย  ka dhacay โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Shir looga hadlayay xakameynta COVID-19 oo garoonka Aadan Caddeย  ka dhacay โ€œSAWIRROโ€

Shir looga hadlayay xakameynta COVID-19 oo garoonka Aadan Caddeย  ka dhacay โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In