Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay xakameynta COVID-19 oo garoonka Aadan Cadde  ka dhacay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay xakameynta COVID-19 oo garoonka Aadan Cadde  ka dhacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay xakaneynta COVID-19 ee garoonka Aadan Cadde ayna ka qeyb galeen, mas’uuliyiinta hay’addaha xafiisyada ee dowladda, ammaanka, Socdaalka, maareeyaha maamulka guud iyo amniga garoonka, maareeyaha hay’adda duulista rayidka, saraakiisha AMISOM, booliska, labada urur ee shirkadaha diyaaradaha ku kala mideysanyihiin, FAVORI, ganacsatada diyaaradaha, iyo howlwadeennada iyo maamulka ee xakameynta COVID-19 ee Wasaaradda caafimaadka ee garoonka ayaa maanta ka dhacay saldhigga boolista garoonka.

Shirkan oo uu guddoominayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ayaa laga soosaaray 10-qodob oo qeyb ka ah xakameynta xanuunka soo laba kacleeyay ee COVID-19.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Qodobadan oo soo gaaray warqabadka Warbaahinta Qaranka garoonka ayaa kala ah.

1- In maamulka shirkadaha ay keenaan jadwalka kala fogaanshaha duulimaadyada.

2- AMISON iyo booliska waa in ay oggolaan in albaabka uu ka soo galo qof aan sidan weji shareer ama af-xirka ‘face mask’ gudaha garoonka.

3- In howlwadeennada hay’adda socdaalka ay soo galaan waqti hore si ay ufudeeyaan howlaha rakaabka.

4- Favori llc waa in ay buufiyaan diyaaradaha,  boorsooyin rakaabka ayna hagaajiyaan tas-hilaadka Airport ka.

5- Wasaaradda caafimaadka in ay si xoog ah uga taxadirto warqadaha been abuurka ah ‘fake letters’ ah ay soo qaataan qaar ka mid ah rakaabka.

6- In la raaco habraacyada Wasaaradda caafimaadka ay fareyso

7- in lala tiigsado sharciga qofkii, shirkaďdii iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda, ee ku xadgudbo habraaca Wasaaradda caafimaadka ay fareyso.

8- laamaha ammaanka waa in ay illaaliyaan fullinta Habraacyada ay fareyso Wasaaradda caafimaadka.

9- In waqti kasta la wacyigeliyaa rakaabka, kala fogaanshaha, iyo xirashada weji xirka face mask.

10- In si laba jibbaaran loo hubiyo duulimaadyada caalamiga iyo kuwa gudaha.

Shirkan ayaa yimid labo cesho kadib markii uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble uu soo saaray habraac xakameynta COVID-19, taasi dhaqangalkeeda uu ka billabmayay Arbacadii shalay ee ku astaysan 3-da March 2021-ka.

Previous Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shir muhiim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay

Next Post

Kulankii loo balansanaa ee RW Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta dhacaya

Next Post
Kulankii loo balansanaa ee RW Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta dhacaya

Kulankii loo balansanaa ee RW Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta dhacaya

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In