Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilka Mareykanka ee Afgaanistaan oo soo jeediyay in la qabto shir kulmiya hogaamiyaasha Afgaanistaan si loo dhiso dowlad kumeel gaar ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wakiilka Mareykanka ee Afgaanistaan oo soo jeediyay in la qabto shir kulmiya hogaamiyaasha Afgaanistaan si loo dhiso dowlad kumeel gaar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida uu qoray  wargeeyska The Wall Street Journal,  ergeyga Mareykanka ee Afgaanistaan, Salmay Khaliil Zaad, ayaa soo jeediyay in la qabto shir ay isugu imaanayaan hoggaamiyaasha Afgaanistaan iyo Kooxda Daalibaan si loo dhiso dowlad ku meel gaar ah.

Wargeyska  wuxuu intaa ku daray in soo jeedintan ay soo celin doonto fikirkii shirkii 2001 ee lagu qabtay magaalada Bonn ee dalka Jarmalka, iyada oo ay ku kala duwan yihiin casuumaada iyo  ka soo qayb galaan shirka.

Related posts

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026

Madaxa wada hadalada dowladda Afgaanistaan, ayaa sheegay in dhankooda ay darsayaan soo jeedinta wakiilka Mareykanka iyo qaabka ugu macquulsan ee loogu heli karo wada jirka dadka reer Afgaanistaan.

Afayeen u hadlay  Daalibaan oo ka jawaabayay dalabkii Khaliil Zaad ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in diirada la saaro xalinta dhibaatooyinka ka jira gudaha dalka.

Saraakiisha Mareykanka ee ku sugan dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in ay diyaar u yahiin in ay fududeyaan qabsoomida shirkan uu soo jeediyay  ergeyga Mareykanka ee Afgaanistaan.

Previous Post

UK oo Yaraynaysa Kaalmada Dhaqaale oo ay siiso qaar kamid ah Dalalka Bariga Dhexe iyo Afrika.

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Cali Cabdulaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed

April 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad...

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In