Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusufย Jibriil Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray shil baabuur oo ka dhacay waddada u dhaxaysa Ceel
daahir illaa Badhan.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐จ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo...











