Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusaayey Maalinta haweenka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusaayey Maalinta haweenka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada oo ay soo agaasimeen ururka haweenka nabadda iyo horumarka ee gobalka Mudug oo gacan ka helaya hay’addaha PDRC iyo Interpeace dhamaanteed maanta looga hadlay ka shaqeynta amniga iyo nabadd galyada iyo wacyi galinta khatarta xanuunka saf markaa ee COVID-19  waxaana ugu horeyn ka hadlay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka nabadda iyo horumarka ee gobalka Mudug Caasho Cali Bagaag iyo Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow iyagoona xusay in ay diyaar uyihiin markasta ka shaqeynta amniga iyo nabad galyada iyo wacyi galinta khatarta COVID-19

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Guddoomiyaha uruka haweenka gobalka  Mudug ahna afahayeenka ururka haweenka nabadda gobalka Maymuun Cali Nuur geyfane ayaa iyana sheegtay in loobaahan yahay in wax kasta laga hormariyo ilaalinta bad qabka iyo caafimaadka bulshada lagana wada qeyb qaato wacyi galinta khatarta caabuqa COVID-19

Ugu danbeyna guddoomiye ku xigeenka  gobalka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa isna baaq ujeediyay guud ahaan shacabka gobalka Mudug kaas oo ku aadan khatar uu sheegay in amniga gobalka ay ku hayaan kooxaha naf iyo nolal diidkaa oo ay dhibaato ku tahay amniga iyo nabad galyada.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo guddoomiyay shir lagaga hadlayo xaalada abaaraha ee Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In