Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.
Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay ehelada Allah u naxariitee madaxweynihii hore Cali Mahdi, isagoo uga tacsiyeeyay.