Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug  ayaa maanta tababar socdey mudo 10-casho ah usoo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah oo la isaga keenay Degmooyinka Galmudug, kuwaa oo loo tababaray ka shaqeynta nabada, isku xirka bulshada iyo xalinta khilaafaadka kajira deegaanada Galmudug.

Qabsoomida tababarkan oo ay Iska kaa-shadeen Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo safaradda Ingiriiska ayaa mudadii uu socdey lagu dul istaagey muhiimada nabadgalyada iyo doorka la doonayo in Dhalinyaradu ka qaadato sidii la isugu xiri lahaa Degmooyinka Galmudug, loona sahli lahaa is dhex-gal bulsho, iyadoo laga faa’iideysanayo aqoonta Dhalinyaradan la siiyey tababarkan.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug ayaa gunaanadka munaasabadan shahaadooyin guddoonsiiyey ka qayb galayaasha tababarka Nabada kuwaa oo dib ugu noqonaya Degmooyinkooda si ay uga qayb qaataan dadaalada nabadeynta.

Previous Post

Kulan kor loogu  qaadayo  dimuquradiyada iyadoo la isticmaalayo tababarida haweenka oo Dhuusamareeb ka dhacay “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada  oo maanta daahfurtay Barnaamij cusub oo loogu magac daray Fogaan-dersi “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada  oo maanta daahfurtay Barnaamij cusub oo loogu magac daray Fogaan-dersi “SAWIRRO”

Wasaaradda Waxbarashada  oo maanta daahfurtay Barnaamij cusub oo loogu magac daray Fogaan-dersi “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In