Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Wasaaradda Warfaafinta oo gaaray finalka tartanka Wasaaradaha

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xulka Wasaaradda Warfaafinta oo gaaray finalka tartanka Wasaaradaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa gaartay kama danbeysta tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu socda garoonka kooxda Gadiidka.

Kulan xiiso badan oo u dhexeyay labada Wasaaradood ayaa ku soo idlaaday 2-1 oo ay guusha ku raacday wasaaradda warfaafinta halka Wasaaradda ay ka adkaatay dhigooda Wasaaradda Gaadiidka oo tartanka marti gelinaysay.

Related posts

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026

Previous Post

Jen. Odowaa “3 horjooge iyo in ka badan boqol maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay Awdheegle”

Next Post

Taliska Booliska oo faah faahin ka bixiyay Nafti halige isku qarxiyay goob maqaaxi ah

Next Post
Taliska Booliska oo faah faahin ka bixiyay Nafti halige isku qarxiyay goob maqaaxi ah

Taliska Booliska oo faah faahin ka bixiyay Nafti halige isku qarxiyay goob maqaaxi ah

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
0

Ururka Siyaasadda Karaama ayaa agab waxbarasho ku wareejiyay ardayda Dugsiga Sheekh Ibraahim Yare ee deegaanka Mesegawaa, si loo taageero waxbarashada...

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In