Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqolaal qoys oo kasoo barakacay dhibaatooyinka Al-shabaab oo xaalad nolol xumo ku wajaha Magaalada Dhuusamareeb.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Boqolaal qoys oo kasoo barakacay dhibaatooyinka Al-shabaab oo xaalad nolol xumo ku wajaha Magaalada Dhuusamareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal qoys oo ay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku qasabtey in ay isaga tagaan deegaanadii ay ku noolayeen ee koonfurta gobolka Mudug iyo bariga Galgaduud ayaa bilihii ugu dambeeyay xaalad nolol xumo oo aad u adag kuwajaha Xaafado ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb oo ay soo maciin bideen.

Qoysaskan oo aan heysanin hanti iyo hooy toona ayaa badankood dulsaar ku ah reero kale waxayna iminka dalbanayaan in gacan laga siiyo sidii ay bisha Ramadaan ee nagu soo fool leh u heli lahaayeen afurin iyo Kaalmo dhinac walba ah.

Related posts

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

July 11, 2026

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqoroow oo booqdey qoysaskan ayaa ugu baaqey ummada muslimka ah iyo cid kasta oo caawin karta in ay lasoo gaarto Kaalmo fadliga bisha Ramadaan aawgeed.

Qoysaskan oo Argagaxisada Alshabaab ay ku qasbeen in ay caruurtooda soo warerjiyaan si ay ugu adeegsadaan gumaadka shacabka Soomaaliyeed ayaa taasi ka doorbidey in ay isaga soo tagaan xoolihii ay dhaqayeen iyo noloshii ay ku heysteen Deegaanada ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka, waxa ayna iminka rajeynayaan in laga caawiyo culeesyada heysta gaar ahaan taakulada ay filayaan bisha Ramadaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan ka jirta gobolka.

Next Post

Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena

Next Post
Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena

Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha...

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In