Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wadatshi ah oo looga hadlayay maareeynta qashinka degmooyinka Galmudug oo Dhuusamareeb Lagu qabtay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan wadatshi ah oo looga hadlayay maareeynta qashinka degmooyinka Galmudug oo Dhuusamareeb Lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha guddaha, federaalka & dib u heshiisiinta ee dawlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda UN-Habitat/JPLG ayaa soo qaban qaabiyey kulan isugu jiray wadatashi iyo ansixin ee xeer hoosaadka maareynta qashinka ee dhamaan degmooyinka dawlad goboleedka Galmudug.

Madasha kulanka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dawlad goboleedka Galmudug, waxaana kasoo qeybgalay mas’uuliyiin isugu jiray heer degmo iyo heer dawlad goboleed, iyadoo ujeedadu ay ahayd ka doodida iyo ansixinta xeerka maareynta qashinka si loo helo xeer lagu maareeyo qashinka iyo faya-dhowrka magaalooyinka, laguna horumariyo bilicda gobolada iyo degmooyinka Galmudug.

Related posts

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

April 25, 2026

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026

Dood cilmiyeed dheer kadib, dhamaan kasoo qeybgalayaashii waxa ay kulankii ku ansixiyeen nuqulka xeer hoosaadka maareynta qashinka ee dawlad goboleedka Galmudug.

Previous Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka Guddoomay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Shirka isku xirka adeegyada caafimaadka oo Galmudug lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post
Shirka isku xirka  adeegyada caafimaadka oo Galmudug lagu qabtay “SAWIRRO”

Shirka isku xirka adeegyada caafimaadka oo Galmudug lagu qabtay “SAWIRRO”

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

April 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In