Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku bedelay qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiiradda la isku bedelay ayaa kala ah Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Duraan Axmed Faarax oo loo magacaabay  Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Maxamed C/llahi Salaad Oomaar oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/493477218728378/

Previous Post

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii daraya.

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada maamul-goboleedka Puntland oo sooratay go’aamo lagu xakamaynayo Cudurka COVID19

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada maamul-goboleedka Puntland oo sooratay go’aamo lagu xakamaynayo Cudurka COVID19

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In