Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadweynaha Caabudwaaq oo isku tashi bulsho laami ku dhisaya Waddooyinka Degmada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dadweynaha Caabudwaaq oo isku tashi bulsho laami ku dhisaya Waddooyinka Degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku tashiga bulsho oo ah mid dadka Caabudwaaq ay horay ugu dhisteen Madaarka diyaaradaha Degmada, Xarunta Jaamacadadd Ummadda Faraceeda Galmudug, Xarunta Xanaanada Agoonta, Isbitaalka Dhimirka iyo Saldhiga Degmada ayaa si wayn mar kale waxay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada mashruuca dhismaha laamiga looga dhisayo Waddooyinka halbawlaha u ah  gudaha Degmada Caabudwaaq, kaasi oo si wayn u kaabaya ganacsiga iyo horumarka  Bulshada ay ku taamayso

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa 6dii bishaan dhagax dhigay dhismaha laamiga oo lamarsiin doono qaybtiisa koowaad ku dhawaad 15 km.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Qaar ka mid ah qaybaha bulshada oo dareenkooda dhismaha laamiga lagu dhisayo isku tashiga ka hadlay ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin ka qeyb qaadashada dib u dhiska waddoouinka laga hirgelinayo Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Previous Post

Galmudug oo war ka soo saartay is-risaaseyn dhex martay ciidamada ilaalada xeebaha iyo markab shisheeye.

Next Post

Somalia’s Galmudug State forces clash with illegal armed fishers

Next Post
Somalia’s Galmudug State forces clash with illegal armed fishers

Somalia's Galmudug State forces clash with illegal armed fishers

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In