Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur ku geeriyootay dab qabsaday Iskuul ay dhiganayeen

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Carruur ku geeriyootay dab qabsaday Iskuul ay dhiganayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 20 carruur ah oo ka soo jeeday qooysas danyar ah ayaa geeriyooday, kaddib markii uu dab qabsaday Iskuul xanaanada iyo barbaarinta ah oo ay dhiganayeen, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dowladda Niger.

“20 carruur ah ayaa ku dhintay dabkan oo aan la garaneyn waxa uu ka dhashay” ayuu yiri madaxa waaxda dab damiska Niger Colonel Bako Boubaca.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026

Xubin ka tirsan ururka macallimiinta Niger ayaa sheegay in Iskuulkan oo dhismahiisa u badnaa carshaan iyo alwaax oo ku yaal xaafadda Pays Bas, islamarkaana ay dhiganayeen ku dhawaad 800 oo arday ah oo ay ku jireen carruur ku jirtay qeybta barbaarinta ubadka.

“Dabku wuxuu u muuqday inuu ka billowday agagaarka iridda iskuulka, mana jirin irid kale oo deg-deg looga bixi karo marka ay yimaadaan xaaladaha nuucan ah, dad badan ayaa gudaha iskuulka ku go’doomay, ardaydana waxaa khasab ku noqotay inay darbiga ka boodaan si ay dabka uga baxsadaan, kuwa ku dhintana waxay u badnaayeen carruurta dugsiga xannaanada” ayuu Mounkaila Halidou.

Sarkaal kale oo ka tirsan waaxda dab damiska ayaa sheegay in 21 fasal uu dabku baabi’iyay, ayna carruurtan ku xanibnaayeen intiii uu socday.

Previous Post

Qeybtii 2-aad Tallaalka Covid-19 oo maanta lagu daahfuray Isbitaalka Martiini

Next Post

Gaari ay saarnayeen dad rayid oo ay miino kula qaraxday Shabeellaha dhexe “Dhageyso”

Next Post
Gaari ay saarnayeen dad rayid oo ay miino kula qaraxday Shabeellaha dhexe “Dhageyso”

Gaari ay saarnayeen dad rayid oo ay miino kula qaraxday Shabeellaha dhexe "Dhageyso"

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In