Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo xustay Maalinta Duumada Adduunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo xustay Maalinta Duumada Adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Munaasabad lagu maamuusayay maalinta Duumada Adduunka.

Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Qeybteeda Xakameynta Duumada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda caafimaadka, Ururrada Dhakhaatiirta, Bulshada rayidka iyo hay’adaha la shaqeeya Wasaaradda oo ay ka mid yihiin WHO iyo UNICEF.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

June 13, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

June 13, 2026

Halku dhigga sanadkan 2021 ayaa ahaa “Ka qeybqaado ciribtirka cudurka duumada” oo u dhigan sidan “Zero Malaria- Draw the line against Malaria”

Munaasabadda oo sanadle ah ayaa ujeedkeedu yahay in bulshada Soomaaliyeed lagu wacyigeliyo ka qeyb qaadashada Ciribtirka Duumada.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa “SAWIRRO”

Next Post

Somalia: Humanitarian leadership declares drought

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay

Somalia: Humanitarian leadership declares drought

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi...

Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan

Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Taliska Tababarrada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray...

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In