Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga musharaxiinta oo sheegay in ay Ra’iisal wasaaraha XFS kala shaqeyn doonaan arrimaha doorashooyinka.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Midowga musharaxiinta oo sheegay in ay Ra’iisal wasaaraha XFS kala shaqeyn doonaan arrimaha doorashooyinka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka madaxweynaha uu kula wareejiyay Ra’iisal wasaaraha XFS Arrimaha doorashooyinka iyo Amniga waxaana ay sheegeen in ay tahay arrin ay bogaadinayaan.

Qoraal ay soo saareen golahaan ayaa lagu sheegay in Ra’iisal wasaaraha XFS in uu si wanaagsan u qaato doorkiisa hogaaminta arrimaha doorashooyinka ayaga oo codsaday in uu dhaxdhaxaad u noqdo dhinacyada daneynaya In ay ku tartamaan xilka madaxtinimada dalka.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa balanqaaday in ay la shaqeyn doonaan Ra’iisal wasaaraha XFS si loo gaaro hadafka ah hirgalinta doorasho wadar ogol ah oo saldhigeedu yahay heshiiskii 17-kii September oo ay wada gaareen dowladda Soomaaliya ,madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Waxaa ay sido kale ay balanqaadeen in ay ka qeybgali doonaan shirka uu sheegay Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble in uu qabanayo six al looga gaaro arrimaha doorashooyinka.

Previous Post

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in RW Rooble la garab istaago

Next Post

Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya

Next Post
Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya

Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In