Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 55 ruux ayaa ku geeriyooday 150 kale waa ay ku dhawaacmeen qarax ka dhacay Dalka Afghanistan.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 55 ruux ayaa ku geeriyooday 150 kale waa ay ku dhawaacmeen qarax ka dhacay Dalka Afghanistan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha dalka Afghanistan ayaa sheegay in ugu yaraan 55 qof lagu dilay in ka badan 150 kalana lagu dhaawacay qarax ka dhacay meel u dhow iskuul ku yaalla caasimada Afghanistan ee Kabuul.

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in qaraxyo waaweyn oo is xigxigay ay ka dhaceen galbeedka magaalada una dhow dugsi sare oo ay dowladdu maamusho laguna magacaabo Sayeed-ul-Shuhada.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Weriyeyaasha ayaa sheegaya in ardayda ay ka baxayeen iskuulka markii ay qaraxyadu dhacayeen. Sawirro la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya boorsooyinka iskuulka oo laga tagey iyo burburka gaariga ku gubtay wadada agteeda.

Degmada ku taalla galbeedka Kabuul waxaa ku nool inta badan bulshada Shiicada ah ee Hazara kuwaas oo si isdaba joog ah u bartilmaameedsanayeen sanadihii la soo dhaafay kooxda  IS.

Arrintaa ayaa ku aadeys xilli ciidamada Mareykanka ay bilaabeen inay ka baxaan gudaha dalkaasi kadib dagaal qaatay 20-sano oo ay kula jiraan kooxda talibaan hase ahaatee labada dhinac ayaa ku hishiiyay inay mareykanku uu ciidamadiisa kala baxo

Previous Post

UN warns fresh floods in Somalia

Next Post

Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Next Post
Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In