Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo lagu eedeeyay inuu hortaaganyahay xabad joojinta laga gaaro colaadda Israa’iil iyo Falastiin

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo lagu eedeeyay inuu hortaaganyahay xabad joojinta laga gaaro colaadda Israa’iil iyo Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Markale ayaa Washington lagu eedeeyay in Golaha Amaanka ay ka hor istaagtay in ay soo saaraan qoraal ay ku dalbanayaan xabad joojin deg deg ah oo u dhexeysa Israa’iil iyo Falastiin.
Bayaanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay waxuu u baahan yahay oggolaansho loo dhan yahay oo ay ku mideeysanyahiin dhammaan dalalka xubnaha ka ah.
Isniintii ayaa la isku dayay in la soo saaro qoraal lagu dalbanaayo xabad joojin u dhexeysa Israa’iil iyo Falastiin, balse waxaana la soo saaray qoraal qabyo ah oo aan loo dhameen.
Safiirka Shiinaha ee Golaha Amaanka ayaa cadeeyay mowqifka ku aaddan aqlabiyada xubnaha golaha, taasoo muujineysa sida ay u taageersan yihiin joojinta dagaalka ka socda Qasa iyo Qudus.
Zhang Jun, ayaa dhamaan xubnaha golaha ka codsaday inay ku soo biiraan dadaalada lagu doonayo in xabadda lagu joojiyo si loo badbaadiyo dadka rayidka ah.
Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay, Linda Thomas, ay ku celisay inta lagu guda jiray kalfadhiga Golaha in dalkeeda uu diidanyahay soo saarista bayaan ka soo baxay Golaha oo lagu dalbayo xabad joojin.
Xogta ayaa intaa ku dartay in Linda ay rumeysantahay in waqtigan aanan loo baahneen in la soo saaro bayaan si xabad joojin looga gaaro dagaalada ka socda qeybo kamid ah dhulka Falastiin.
Soo saarista qoraalkan qabyada ah ayaa waxaa hogaaminaya wakiiladda waddamada Shiinaha, Tunisia iyo Norway, si loo joojiyo waxa ka dhacaya dhulalka Falastiiniyiinta.

Previous Post

Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka oo meel gabagabo ah maraaya

Next Post

Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Next Post
Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In