Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo Isbitaalka ku Booqday dhaawacyada Qaraxii maanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo Isbitaalka ku Booqday dhaawacyada Qaraxii maanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta, Shaqada iyo Waxbarashada ayaa galabta ku booqday isbitaalka (Bay Regional Hospital) ee magaalada Baydhabo dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee maanta kooxda Al-Shabaab qarax miino ah la beegsatay.

Wasiirada ayaa mid mid u dul istaagay dadkii ku dhaawacmay qaraxa, iyagoo Alle u weydiiyey inuu siiyo caafimaad deg deg ah intii ku nafwaysayna inuu Illaahay naxariistiisa Janno siiyo, waxayna tilmaameen in Dowladdu ay xoogga saareyso daryeelka caafimaad ee dadkaas.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa sheegay in shacabka magaalada Baydhabo laga doonayo in ay la soo wadaan xogaha laamaha ammaanka si looga hortago wax kasta oo sababi kara amni darro.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in laamaha Amniga ay marwalba ku howlan yihiin sugida Nabadgelyada, laakin laga doonayo shacabka iyo laamaha amniga inay wada shaqeeyaan taasna looga hortagi karo dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ay u fariisan doonaan 42 kun arday

Next Post

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta ka bilaawday dalka

Next Post
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta ka bilaawday dalka

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta ka bilaawday dalka

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In