Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadhaandhigga oo garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Gorgor oo tababar ku soo qaatay Dalka Turkiga”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadhaandhigga oo garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Gorgor oo tababar ku soo qaatay Dalka Turkiga”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadhaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa garoonka Muqdisho waxay ku soo dhaweeyeen Dufcaddii 2aad ee ururka 7aad ee Kumaandooska Gorgor oo tababar gaar ah ku soo qaatay Dalka Turkiga .

Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa tilmaamay in Ciidanka Gorgor ay qeyb ka yihiin howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan Gobollada dalka , isagoo xusay in guulo ay ka soo hooyeen Dagaallo ay la galeen argagixisada , tababarkooduna yahay mid kalsooni weyn ay ku qabaan .

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa tibaaxay in Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay qorshe ballaaran oo dib-u-habeyn iyo tayeyn loogu sameynayo Ciidanka , taas oo lagu guuleestay , Waxa uu hadalkiisa ku sii daray in Kumaandooska Gorgor yihiin cudud Ciidan oo Qaranka Soomaaliya uu ku faanayo .

Ciidanka Kumaandooska Gorgor ayaa ah ciidan si gaar ah u tababaran oo carbis milatari iyo mid gaar ahba ku qaata gudaha Soomaaliya iyo Dalka Turkiga .

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaateen Hoggaanka Ciidamada Midowga yurub “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in baaritaan lagu sameynayo isku dhac ciidan oo ka dhacay gelinkii dambe ee maanta aga gaarka Maxkamadda Gobalka Banaadir

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan ee la dagaallanka musuq maasuqa “SAWIRRO”

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in baaritaan lagu sameynayo isku dhac ciidan oo ka dhacay gelinkii dambe ee maanta aga gaarka Maxkamadda Gobalka Banaadir

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In