Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Dugsiga farsamada gacanta ee Xeyle Bariise oo boqolaal ardayda sanadkan dugsiyada sare ee dalka ku soo dhaweeyay xaruntooda “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Dugsiga farsamada gacanta ee Xeyle Bariise oo boqolaal ardayda sanadkan dugsiyada sare ee dalka ku soo dhaweeyay xaruntooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Sare ee dugsiga farsamada gacanta ee Xeyle Bariise ayaa boqolaal arday oo ka mid ah kuwa maanta uu usoo gaba gaboobay imtixaanka dowladda ee dugsiyada Sare ee dalka, gaar ahaan gobolka Banaadir ku soo dhaweeyay xarunta si ay uga faa’iideystaan fursadaha Waxbarasho ee farsamooyinka kala duwan.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Ardayda ayaa lagu soo wareejiyay qeybaha ay ka koobantahay sida qeyb-ta Koronta, Alxanka makaanikada, dhismaha, soolarka ku shaqeeya cadceedda iyo dhamaan qeybaha ay ka koobantahay farsamada gacanta.

Enj. Cabdiraxmaan Aweys Cali (Bin Coof) oo u sharxay waxyaabaha ay qabtaan dhamaan qeybaha iyo sida loogu shaqeeyo ayaa ka hadlay ahmiyadda farsamada gacanta iyo furasadaha shaqo ay leeyihiin.

Maamulka guud ee Iskuulka Niileyn Cabdisalaan Muuse Shaaciye ayaa uga mahadceliyay maamulka sare ee Dugsiga fursadaha uu siiyay dhallinyarada Soomaaliyeed,  gaar ahaan kuwa daneynaya barashada farsamada gacanta.

Ardaydaan ayaa laga qaadi doonaan imtixaanka, waxaana kuwa gala kaalmaha hore ay heli doonaan fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Maamulaha Guud ee dugsiga farsamada gacanta ee Xeyle Bariise Cabdirixiin Xeyle Bariise ayaa balan qaaday in 20-ka mid ah gabdhaha si gaar ah loo siin doono Waxbarashada si bilaash ah.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo soo gudbiyay magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer federaal

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacabay Guddoomiye ku-xigeenka Gargaarka ee Gobolka Bakool

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacabay Guddoomiye ku-xigeenka Gargaarka ee Gobolka Bakool

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In