Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka XFS oo maanta qabatay kulan fogaan arag ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka XFS oo maanta qabatay kulan fogaan arag ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan fogaan arag ah kaas oo looga hadlay qiimeynta barnaamijka mideysan ee xuquuqda Aadanaha wajigii koowaad oo wasaaraddyu horumuud ka tahay.

Kulanka waxaa ka qeybgalay wakiilo ka kala socda wasaaradaha ay khuseyso arrimaha xuquuqul insaanka dalka, iyadoo laga wada hadlay waxyaabihii ka qabsoomay barnaamijka JPHR sadexdii sano ee la soo dhaafay.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa ka qeybgaliyaash ugu mahad celiyay sida ay u soo ajiibeen marti qaadka wasaaradda isagoo xusay in ahmiyadda ay leedahay wada shaqeynta gaar ahaan u diyaar garowga wajiga labaad ee JPHR.

Barnaamijka Mideysan ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa waxaa garwadeyn ka ah wasaaradda Haweenka dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo wada shaqeyn dhow la leh, dhammaan wasaaradda ay khuseyso xuquuqda Aadanaha iyo hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimahan

Previous Post

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay guddoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland.

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddooyin muhiim ah “SAWIRRO” “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddooyin muhiim ah “SAWIRRO” “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddooyin muhiim ah "SAWIRRO" "SAWIRRO"

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In