Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Soomaaliya oo kormeerey xaruumaha caafimaad ee Magaalada Baydhabo

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Soomaaliya oo kormeerey xaruumaha caafimaad ee Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey aya kormeer indho-indheyn ah ku tagay isbitaalada Magaalada Baydhabo, sida isbitaalka degmada Baydhabo iyo kan gobolka Baay oo labaduba ka mid ah xarumaha muhiimka u ah adeeg bixinta Caafimaadka Gobolka.

Kormeerkan oo wasiir kuxigeenka ay ku wehliyeen, Wasiirka Caafimaadka KGS Maxamed Cusman Xaaji Jiidow, wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cafimaadka KGS Cusmaan Cabdi Muuse, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka KGS Dr. Xuseen Maxamed Daahir iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku qotomay ogaanshaha adeegyada ay bixiyaan xarumahan, baahiyaha u baahan wax ka qabashada ee kajira qaybaha kala duwan ee isbitaaladan iyo in la wadaago talooyinka la xiriira sidii loo hormarin lahaa adeega aas-aasiga ah ee caafimaadka Deegaanada KGS.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Dowladda Soomaaliya oo kaashaneyso Maamul Goboleedyadda dalka ayaa dadaal ugu jirto sidii loo hormarin lahaa adeegyadda ay u baahan yihiin shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyo adeega caafimaadka oo muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Kenya ugu baaqday dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed

Next Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab+Sawirro

Next Post
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab+Sawirro

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In