Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Cumar Cali Rooble ayaa kulan sagootin ah hoygiisa magaalada Muqdisho ugu sameeyay qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed.

Culumadan oo ka kala timid dalalka Itoobiya , Kenya & gobalada waqooyi gaar ahaan magaalada Hargeysa ayaa dhawaan magaalada Muqdisho ugu qeyb gashay Bandhiga kutubta Culumaa-udiinka Soomaaliyeed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Wasiir Cumar Cali Rooble ayaa hoygiisa sidiiran ugu soodhaweeyay Culumada waxa uuna uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay uga qeyb galeen Bandhiga, wuxuuna ugu baaqay in la adkeeyo midnimada Culumada Soomaliyeed.

Qaar kamid ah Culimada oo halkaasi ka hadley ayaa ku amaanay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaruha  Xukuumadda iney u magacaaben Wasaardda Awqafta ,shaqsi mudan oo leh Aqoon Diineed oo aad u sareysa.

ugu danbeyn Culumada ayaa uga mahadcelisay wasiirka soo dhawaanta uu usameeyay waxa ayna bogaadiyeen dadaalka horumarineed oo ay waddo wasaaradda Awqafta iyo  Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo fursad 2aad siisay ardaydii ka haray galista Imtixaankii Shahaadiga ahaa

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka XFS oo kullan la qaatay Waaxyaha  Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka XFS oo kullan la qaatay Waaxyaha  Wasaaradda “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka XFS oo kullan la qaatay Waaxyaha  Wasaaradda “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In