Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dab qasaaro hantiyeed dhaliyey oo ka kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Dab qasaaro hantiyeed dhaliyey oo ka kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo dab khasaare hantiyeed geestay oo xalay ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso.

Dabka ayaa sida la sheegay waxa uu ka bilaawday goob ganacsi oo ku taalay Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso , dabka oo kusii faafey qeybo kale oo suuqa ka tirsan ayaa dhaliyey khasaaro hantiyeed ayadoo ay ku gubteen carwooyin iyo ganacsiyo kale.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Waaxda debdamiska ee Maamulka Magaalada Boosaaso iyo Shacabka ku dhaqan magaalada oo iskaashanayo ayaa ku guuleystay in la damiyo dabkii qabsaday suuqa mana jirin wax qasaaro nafeed ah oo uu sababay dabkaas.

Previous Post

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ka daah Furay Kulanka Wadda tashiga ee isku duwidda Wasaaradaha Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “Sawirro”.

Next Post
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “Sawirro”.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar "Sawirro".

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In