Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo soo xiray shir looga hadlayay diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Ganacsiga ee Habka Online ah “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo soo xiray shir looga hadlayay diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Ganacsiga ee Habka Online ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xuukumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta soo xirtay shir muddooyinkii dambe ka socday Muqdisho oo hor-dhac u ahaa daah-furka barnaamijka casriyeynta diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Ganacsiga ee Habka Online ah oo Wasaaraddu la yeelanaysay hay’adaha kala duwan ee Federaalka, dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, Ganacsatada, Saxaafadda iyo weliba hay’adaha Caalamiga ah taasi oo looggu soo bandhigaayey habka uu u shaqeeyo barnaamijkani.

Kulanka xidhitaanka oo sidoo kale ay ka soo qeyb-galeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, Madaxda hay’addaha World Bank Africa IFC – International Finance Corporation SomaliaMPFII iyo SomaliaPSDTF, waxaana kulanka maanta oo la la yeeshay guud ahaan hay’addaha Caalamiga ah looggu soo bandhigay habka uu u shaqeynaayo barnaamijka Online ah ee diiwaan-gelinta Ganacsiga oo muhiimad gaar ah u leh fududeynta iyo horumarinta Ganacsiga iyo dhiiri-gelinta maal-gashiga.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Barnaamijkan ayaa ah Website ay Ganacsatada si Online ah uga soo dalban karaan shatiyadooda Ganacsi, iyaga oo jooga xafiisyadooda, waxaana barnaamijkan maal-gelinaya Bangiga Adduunka halka sidoo kalene ay fududeysay hay’adda IFC.

Previous Post

Madaxweynaha Jubaland oo Guddoomiyay shirka Golaha wasiirada “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Bisha Cas Turkiga

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Bisha Cas Turkiga

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Hay'adda Bisha Cas Turkiga

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In