Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu magacaabay ra’iisul wasaaraha XFS oo ku gudo jira diyaarinta goobaha munaasabaduhu ka dhacayaan ayaa hawshoodu maraysaa heer gabo gabo ah.

Suuqyada magaalooyinka waaweyn ayaa laga dareemayaa saxmada maalmaha xorriyadda sidoo kale wadooyinka ayaa lagu arkayaa sameecadaha iyo shaashadaha lagala socon doono xafladdaha xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda,xarumaha muhiimka ah sidoo kale wadooyinka waaweyn ayaa lagu arkayaa calanka Soomaaliya oo si farshaxamaysan loogu sawiray goobaha qaarna la dul suray.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Toddobaadka maalmaha xorriyadda Soomaaliya ayaa ka bilowda 26-kii June 1960 oo goboladii waqooyiga ka hoos baxeen xukunka maxmiyadii Boqortooyadda ingiriiska,ka dib markii halgan xornimo u dirir boqortoyadu kala kulantay shacabka deeganadaas oo uu hormuud u ahaa xisbi Siyaasadeedkii ugu horeeyey oo la Aasaasay dhulka Soomaalida sanadii 1935 ee SNL, halka gobolada koonfurta xorriyadooda ka qaateen 1-Julay 1960, Gumaystihiii Talyaaniga, dalka Jabuuti yahay goobtii ugu dambaysay ee dhul Soomaaliyeed xorriyad qaadata iyadoo maalinta 27-June 1977 xorriyadooda ka qaatay Gumaystihii Faransiiska.

Previous Post

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

Next Post

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In