Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay Golaha deegaanka iyo ururuka haweenka Degmada Waajid, kaasi oo ku saabsanaa in wadajir ah looga wada shaqeeya Amaanka iyo horumarka Degmada, iyada oo la garabsanayo ciidamada Ammaanka

Haweenkii  ka hadlay kulanka ayaa mas’uuliyiinta u soo bandhigay marxaladda ku gadaamay nolol ahaan, iyaga oo sheegay inay u baahanyihiin in loo sameeyo shaqo abuur, loona dhiso xarun ay ku kala warqaataan, iyaga oo balan qaaday inay la shaqayn doonaan Ciidamada Ammaanka

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Dhanka kale kulanka dhexmaray Golaha deegaanka Wasiirka Cadaaladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool ugu horayn waxaa lagu bogaadiyey doorashadii ay ku soo baxayn Xildhibaannada Golaha deegaanka iyo guddoonkoodaba.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Shiine Macalin Dhuurow iyo Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya ayaa si wadajir ah u faray golaha deegaanka, madaama ay codka bulshada si dhab ah ay ugu adeegaan bulshadii soo dooratay.

Markii ay kulanka soo idlaadeen kadib waxaa Warbaahinta Qaranka u waramay Guddoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf oo sheegay in kulamadii maanta dhacay ay qayb ka ahaayeen kulamo maalmahaan ka socday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, kuwaas oo diiradda lagu saarayay ammaanka horumarka iyo wada shaqaynta bulshada ciidanka iyo Maamulka Degmada

Degmada Waajid shacabka ku nool ayaa madaxda ay la kulmeen dhammaantood waxay la wadaageen inay baahi weyn u qabaan furidda waddooyinka Degmada si ay uga maarmaan adeegyada ay u baahanyihiin oo hada hawada loo soo mariyo.

Previous Post

Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

Next Post

Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Caafimaadka Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Caafimaadka Adduunka “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Caafimaadka Adduunka “SAWIRRO”

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In