Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Garsoorayaal Maxkamadeed

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Garsoorayaal.

Dikreeto.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Magacabid Garsoorayaasha Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug

Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug;

Markuu arkay: Qod: 6aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya sarreynta sharciga;.

Markuu arkay: Qod:18aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya dhowrista xuquuqda eedeysanaha;

Markuu garowsadey: Baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka GM.;

Markuu tixgeliyay soo jeedinta: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug;

Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug;

Wuxuu soo saaray xeerkan:

Qodobka 1aad:

Wuxuu Magacaabay Garsoorayaasha hoos ku xusan:

Maxkamadda Sare ee Galmudug:

  1. Mahdi Cabdullaahi                Macalin           Nuur- Garsoore
  2. Cabdullahi  Cabdiqani                   Sh Yuusuf-      Garsoore
  3. Maxamed Cabdullahi Ilbir- Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:

  1. Cabdullahi Axmed Cali -Guddoomiye
  2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
  3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore

Maxkamadda Gobolka Galgaduud:

  1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye
  2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore
  3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:

  1. Nuur Cali Culusow – Garsoore
  2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore

Maxkamadda Gobolka Mudug:

  1. Xuseen              Aadan                 Axmed -Garsoore
  2. Cabdullahi         Cabdiraxmaan       Maxamed – Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:

  1. Shaafici           Cali                   Aadan – Guddoomiye
  2. Xirsi            Maxamuud             Xalane – Garsoore

Maxkamadda Degmada Guriceel:

  1. Maxamuud      Jimcaale                     Xalaned – Guddoomiye
  2. Cabdirisaaq     Diiriye                         Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:

  1. Cabdicasiis       Ciise               Cali – Guddoomiye
  2. Cabdirashiid     Cabdullaahi     Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:

  1. Xuseen          Cabdullaahi               Yuusuf – Guddoomiye
  2. Axmed          Aadan                        Cilmi – Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaq:

  1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
  2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore

Maxkamadda Degmada Xeraale:

  1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
  2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore

Qodobka 2aad:

  1. Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Qodobka 3aad:

  1. Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Galmudug. Waa uuna saxiixay.

 

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In