Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Garsoorayaal Maxkamadeed

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Garsoorayaal.

Dikreeto.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Magacabid Garsoorayaasha Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug

Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug;

Markuu arkay: Qod: 6aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya sarreynta sharciga;.

Markuu arkay: Qod:18aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya dhowrista xuquuqda eedeysanaha;

Markuu garowsadey: Baahida loo qabo dhameystirka hayโ€™adda garsoorka GM.;

Markuu tixgeliyay soo jeedinta: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug;

Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug;

Wuxuu soo saaray xeerkan:

Qodobka 1aad:

Wuxuu Magacaabay Garsoorayaasha hoos ku xusan:

Maxkamadda Sare ee Galmudug:

  1. Mahdi Cabdullaahi ย ย  ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  Macalin ย ย ย ย ย ย ย ย ย  Nuur- Garsoore
  2. Cabdullahi ย Cabdiqani ย ย ย ย ย  ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  Sh Yuusuf- ย ย ย ย  Garsoore
  3. Maxamed Cabdullahi Ilbir- Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:

  1. Cabdullahi Axmed Cali -Guddoomiye
  2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
  3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan โ€“ Garsoore

Maxkamadda Gobolka Galgaduud:

  1. Cismaan Cali Maxamed โ€“ Guddoomiye
  2. Axmed Salaad Kulane โ€“ Garsoore
  3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise โ€”Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:

  1. Nuur Cali Culusow – Garsoore
  2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore

Maxkamadda Gobolka Mudug:

  1. Xuseenย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Aadanย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Axmed -Garsoore
  2. Cabdullahiย  ย  ย  ย  ย Cabdiraxmaanย  ย  ย  ย Maxamed โ€“ Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:

  1. Shaaficiย  ย  ย  ย  ย  ย Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Aadan – Guddoomiye
  2. Xirsiย  ย  ย  ย  ย  ย  Maxamuud ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  Xalane – Garsoore

Maxkamadda Degmada Guriceel:

  1. Maxamuudย  ย  ย  Jimcaaleย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Xalaned – Guddoomiye
  2. Cabdirisaaqย  ย  ย Diiriye ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:

  1. Cabdicasiisย  ย  ย  ย Ciiseย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Cali – Guddoomiye
  2. Cabdirashiidย  ย  ย Cabdullaahiย  ย  ย Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:

  1. Xuseenย  ย  ย  ย  ย  Cabdullaahiย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Yuusuf – Guddoomiye
  2. Axmedย  ย  ย  ย  ย  Aadanย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Cilmi โ€“ Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaq:

  1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
  2. Ibrahim Yusuf Maxamuud โ€“ Garsoore

Maxkamadda Degmada Xeraale:

  1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
  2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore

Qodobka 2aad:

  1. Waxaa lafarayaa dhammaan hayโ€™adaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Qodobka 3aad:

  1. Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Galmudug. Waa uuna saxiixay.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In