Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jarmalka oo ku dhawaaqay inuu ciidamadiisa kala baxay Afghanistan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Jarmalka oo ku dhawaaqay inuu ciidamadiisa kala baxay Afghanistan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Jarmarka ayaa sheegatay inay kala baxeen ciidmadeedii dalka Afghanistan kaga jogay Nabad ilaalinta 20-kii sano ee la soo dhaafay.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda difaaca Jarmarka ayaa lagu yiri โ€œ waxaa Afghanistan kasoo baxay qeybtii u danbeysay ciidmaddii Jarmarlka eeย  dalkaas u joogay Nabad ilaalinta.โ€

Related posts

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

August 6, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Ciidmadaย  Jarmarka ee joogay dalka Afghanistan ayaa gaarayay 1,100 Asgari, waana waddanka labaad ee ciidmada ug badan geeyay Afghanistan.

Inta la ogyahay 59 asgari aya Jarmalka uga dhimatayย  gudaha Afghanistan 20-tankii sano ee ay u joogeen Nabad ilaalinta.

Afghanistan ayaa noqotay dalkiiย  ugu horreyay eeย  ciidanka Jarmalka ku galaan dagaal dhulka ah kadib dagaalkii labaad ee Adduunk.

Bartamihiiย  bishii April, ย madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ku dhaawaaqay in ciidmada dalkiisa ย ka jooga Afghanistan laga soo saarayo bisha September ee sanadkan kuwaa oo wali ay socoto daad gureyntooda.

Previous Post

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo tababar u furay Gudiyadda doorashooyinka Dalka

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo tababar u furay Gudiyadda doorashooyinka Dalka

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo tababar u furay Gudiyadda doorashooyinka Dalka

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

August 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In