Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacisga oo daah furay wajiga labaad ee mashruuca horumarinta wax soo saarka dalka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacisga oo daah furay wajiga labaad ee mashruuca horumarinta wax soo saarka dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif  Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane . Adam Abdelmoula iyo Madaxa hay’adda UNIDO ee Soomaaliya Mr. Ygor Scarcia, ayaa maanta si wada-jir ah u daah-furay wejiga labaad ee mashruuca horumarinta qeybaha wax-soo-saarka ee dalka (PSDP).

Madasha lagu daah-furay laguna saxeexay mashruuca oo uu ka soo qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo mas’uuliyiin kale, ayaa waxa mashruuca ku baxaysa lacag dhan 2-Milyan oo dollar oo ay ku deeqday dawladda Talyaaniga, taas oo ay hir-gelintiisa hoggaaminayso hay’adda UNIDO ee Soomaaliya, hay’adda FOA, iyo hay’adda ILO oo kaashanaya Wasaaradaha Ganacsiga, Beeraha iyo Kalluumaysiga iyo Shaqada.

Related posts

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026

Mashruucan, ayaa wuxu ahmiyad gaar ah u lee yahay horumarinta qeybaha iyo hay’adaha kala duwan ee wax-soo-saarka dalka sida Beeraha, shaqo-abuurka, Kalluunka, taageerista hal-abuurka ganacsatada, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha si ganacsatadu ay wax-soo-saarkooda ugu dhoofin karto dalka dibaddiisa iyo guud ahaan horumarinta ganacsiga Soomaaliyeed.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo shir-guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay horumarinta shaqada Warbaahinta Qaranka

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed  Taakow

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed  Taakow

Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed  Taakow

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
0

Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In