Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kormeeray Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banadir “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kormeeray Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr Cabdinuur Mukhtar Ibrahim ayaa maantay kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banadir si uu ugu kuurgalo shaqada ka socoto Isbitaalka iyo adeega Caafimaad ay helaan Bulshadda Soomaliyeed.

Agaasimaha Guud ayaa booqday dhawr qaybood oo kala ah qaybta bukaan socodka, qaybta shaybaarka, qaybta dhalmadda , qaybta umusha, qaybta xanaanayta carruurta aadka u yar yar, qaybta ICU, ee xanaanada hooyada uurka leh ee xaaladda adag ku jirto sidoo kale qaybta kaydka daawadda, qaybta qaliinka, kaydka dhiigga, qaybaha Carruurta ayaa sidoo kale booqday Agaasimaha gaar ahaan qaybta gaar-gaarka dag-daga ee Carruurta, qaybta Carruurta ee jadeecada haleesho, qaybta nafaqadaradda, waxaa kale oo Agaasimaha booqday qaybta xarunta dhaxe ee wicitaanka adeega COVID-19 (Call center).

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Intii ay socotay booqashada ayuu Agaasimaha indha indheeyay meelihii uu bur burka xooggan ka soo gaaray qaraxii ka dhacay aagga Isbitaalka.

Agaasimaga Guud ayaa u kuur galay dhammaan hawlaha iyo dadaaladda ay wadaan Maamulka iyo howlwadeena Caafimaad ee ka kashaqeya Isbitaalka, isagoo kulama gaar-gaar ah la yeeshay Mamaamulka qeybaha uu booqday kana waraystay Shaqadda iyo caqabadaha u baahan in lawajaho.

Ugu danbeyntii Agaasimaha Guud ayaa u mahadceliyay dhammaan Muumulka iyo Shaqaalaha Isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banadir.

Previous Post

Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleedka Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Wax qabadka Booliska oo lagu soo Bandhigay Dugsiga tababarka Jeneraal kaahiye “SAWIRRO”

Next Post
Wax qabadka Booliska oo lagu soo Bandhigay Dugsiga tababarka Jeneraal kaahiye “SAWIRRO”

Wax qabadka Booliska oo lagu soo Bandhigay Dugsiga tababarka Jeneraal kaahiye “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In