Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Syria oo markii afaraad xilka loo dhaariyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Syria oo markii afaraad xilka loo dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Syria Bishaar Al-Asad ayaa markii afaarad maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaas kadib markii uu codadadkii ugu badnaa ka helay doorashii dhacday 26 bishii May ee sanadkaan.

Xafladda caleema saarka oo ka dhacday xarunta madaxtooyada dalkaas ayaa waxaa ka qeyb galay dad gaaraya 600 oo ruux, kuwaas oo isugu jira xildhibaanno, siyaasiyiin iyo saraakiil ciidan.

Related posts

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

September 15, 2026
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026

Madaxweyne Bishaar Al-Asad ayaa helay 95% codadka 18 Milayn oo reer Syria ah, kuwaas oo hal maalin gudahood codadkooda ku dhiibtay.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dhaliilay hanaanka doorashaan loo maray, iyadoona ay xusid mudantahay in aanu jirin cid kor joogto ka aheyd oo metesha.

Al-Asad ayaa talada xafiiska dalkaasi la wareegay sannaddii 2000, kadib geeridii Aabihii Hafez oo xukunka dalkaas ku qabsaday afgemi Millateri oo aan dhiig ku daadan sannaddii 1970.

Guusha Asad ayaa ku soo aadeyso xilli dagaalada dalkaasi ka jiro ay 10 sano jirsadeen, isla markaana ku barakaceen Malaayiin Syrian ah.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo qaabilay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al shabaab kala wareegay fariisamo cusub “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al shabaab kala wareegay fariisamo cusub “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al shabaab kala wareegay fariisamo cusub “SAWIRRO”

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

September 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In